Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u ...
On Saturday, 21 September 2024, in Garowe, Puntland Youth Association Network (PYAN) hosted an UNSOM-supported youth ...
Natiijo hordhac ah oo saaka kasoo baxday doorashadii madaxtinimada ee ka dhacday dalka Sri Lanka ayaa muujineysa in codadka ilaa iyo hadda la tiriyay uu ku horreeyo hoggaamiyaha u janjeera dhanka ...
Muqdisho (Wararka PP) — Kulan ay Qaahira ku yeesheen Wasiirka Arrimmaha dibedda ee Masar Badar Cabdellaati iyo Wasiirka Arrimmaha Dibedda ee Maraykanka Anthony Blinken ayay kaga wada hadleen arrimmo ...
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo khudbad ka jeediyay shir ku saabsan nabadda oo maanta Garoowe ka furmay ayaa sheegay in nabadda Soomaaliya ku imaan karto xal siyaasadeed. “Nabad ...
Israa’iil ayaa duqeyn ay ka fulisay caasimadda Lubnan ee Beyruut ku dishay 14 qof oo uu ku jiray abaanduule sare oo ka tirsan ururka Xisbullah. Duqeynta oo lagu bartilmaameedsaday guri ku yaalla ...
Wefdi ka kooban golayaasha dowladda Puntland ayaa saaka safar ugu baxay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wefdiga oo isugu jira wasiiro iyo xildhibaanno ka tirsan dowladda Puntland waxaa ...
Malaayiin qof oo ka mid ah dadweynaha waddanka Sri Lankans ayaa saakay oo sabti ah u dareeray goobaha codbixinta si ay u soo doortaan madaxweyne cusub. In ka badan 17 milyan oo qof oo ka mid ah 22-ka ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaaraysay shixnadda hubka iyo saannada dowladda Puntland ka soo iibsatay Itoobiya. “Dowladda Soomaaliya waxa ay arrintan u aragtaa mid xad-gudub weyn ...
Duqa degmada Gaalkacyo Xasan Maxamed Jaamac (Xasan Jidka) ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay Xilkaasi. Guddoomiye Xasan Jidka oo saaka kulan la qaatay bulshada degmada Gaalkacyo ...
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor oo safar ku maraya qaaradda Yurub ayaa xalay lagu soo dhaweeyay ...
Dowladda Turkiga ayaa shaacisay hannaan cusub oo ay u wajahayso wada-hadallada ay ku dhex-dhexaadineyso Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii uu fashilmay wareeggii 3-aad ee wada-hadallada. Wasiirka ...